4
Waftigi ka socday xafiiska biyaha DDS ee uu hoggaaminayay madaxa xafiiska ayaa galabta gaadhay mashruuca biyagalinta ee Goray ee degmada Gursum. Mashruucan oo ay gacanta ku hayso wakaalada Dhismaha hawlaha biyaha & Qodista ceelasha DDS ayaa loogu talagalay in ay ka faa’idaystaan shacab gaaraya 47,680 qof. Lacagta mashruuca ku baxaysa ayaa gaaraysa 112Million. Mashruucan oo …