Uncategorized

4

Waftigi ka socday xafiiska biyaha DDS ee uu hoggaaminayay madaxa xafiiska ayaa galabta gaadhay mashruuca biyagalinta ee Goray ee degmada Gursum. Mashruucan oo ay gacanta ku hayso wakaalada Dhismaha hawlaha biyaha & Qodista ceelasha DDS ayaa loogu talagalay in ay ka faa’idaystaan shacab gaaraya 47,680 qof. Lacagta mashruuca ku baxaysa ayaa gaaraysa 112Million. Mashruucan oo …

4 Read More »

3

Xaaladda adeegga Ceelasha Dhaadheer ee Gobolka Doollo.______________Gobolka Doolo, waa dhul caanka ku ah nidaamka biyo-qabadka dhulka oogadiisa ah sida Barkadaha iyo Baliyadda. Inkastoo nidaamkan wax badan ka taray helidda biyaha dadka iyo xoolaha, laakin ma ahan mid joogta ah oo bixin kara adeeg biyo nadiif ah. Sidaas darteed, wuxuu Xaf. Biyaha xooga saaray sidii loo …

3 Read More »

2

Kulankan ayaa lagaga arrinsanayay xal u helida biyo la’aanta magaalada Mooyaale. Magaalada Mooyaale ayaa ka mid ah aagaggii ay saamaynta xun ku yeelatay colaaddii laga dhex oogay shacabka labada qowmiyadood, waxaana burburay kaabayaashii adeegyada aas-aasiga ah, gaar ahaan kuwa la xidhiidha biyaha. Hay’adda ICRC ayaa wadda hindise dibu-dhis loogu samaynayo biyogalintii magaalada. Hase’ahaatee, waxaa jira …

2 Read More »